Dowladda Fedaraalka oo shaacisay in horumar weyn ka sameysay sahminta shidaalka dalka

Jimco, September 19, 2025 (HOL) – Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Daahir Shire Maxamed ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay halka uu marayo barnaamijka Shidaal qodista dalka.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu