Jimco, September 19, 2025 (HOL) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in baasaboorka Soomaaliya ay haystaan in ka badan 10 milyan oo qof, kuwaas oo aan la ogayn qaabkii ay u heleen.