Khilaafka Siyaasadeed oo ka dhex qarxay Ilhan Omar iyo Nancy Mace

Khamiis, September 18, 2025 (HOL) – Waxaa si weyn u soo shaac baxay muran siyaasadeed oo kulul oo u dhexeeya Xildhibaan Ilhan Omar (Democrat, Minnesota) iyo Xildhibaan Nancy Mace (Republican, South Carolina), taas oo sababtay hadallo weerar ah, eedeymo culus, iyo baaqyo ku saabsan in Ilhan laga eryo Congress-ka Mareykanka, lagana xayuubiyo dhalashada Mareykanka.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu