Khamiis, September 18, 2025 (HOL) – Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya aysan dhegaysan doonin siyaasi ama dowlad-goboleed bannaanka ka qaylinaya oo doonaya in la qaato rabitaankiisa gaarka ah.