Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Ku Dhawaaqday Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha ee Jubbaland

Khamiis, September 18, 2025 (HOL) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in dhowaan la bilaabi doono diiwaangelinta codbixiyeyaasha ee doorashooyinka hal qof iyo hal cod ee ka dhici doona deegaanada Jubbaland.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu