Khamiis, September 18, 2025 (HOL) – Wasiirkii hore ee maaliyadda Xasan Shire Abgaal oo maanta Garowe kusoo laabtay tan iyo markii looga guulaystay doorashadii madaxtinimada Puntland ee 2024, ayaa sheegay inuu Dowladda Federaalka keenayo Garowe, haddii uu madaxweyne Deni Garowe keeno mucaaradka dowladda.