Khamiis, September 18, 2025 (HOL) – Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay ka hadlay nidaamka cusub ee dowladdiisa ku hirgalisay Barnaamijka E-visa ee maalmihii la soo dhaafay sida weyn u hadal hayeen bulshada Soomaaliyeed.