Somaliland iyo shirkad caalami ah oo kala saxeexday heshiis ku kacaya $70 milyan oo lagu dhisayo madaarka Hargeysa

Arbaco, September 17, 2025 (HOL) – Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaarrada Somaliland, Fuaad Axmed Nuux, ayaa heshiis la saxeexday Shirkadda Maalgashiga Caalamiga ah ee International Maharat Investment, kaas oo lagu casriyeynayo Madaarka Cigaal ee Hargeysa.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu