Arbaco, September 17, 2025 (HOL) – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysnaa oo ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya saaxiibada caalamka ay ka fuliyeen aroornimadii hore ee saakay degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose.