Maraykanka oo sheegtay duqayntii lagu dilay nabadoon Cabdullaahi Cumar Cabdi

Arbaco, September 17, 2025 (HOL) – Taliska Mareykanka ee Afrika ayaa si rasmi ah u qirtay inay ka dambeeyeen duqayntii 13-kii Sebteembar ka dhacday gobolka Sanaag ee Puntland, taas oo lagu dilay Cabdullaahi Cumar Cabdi, oo kamid ahaa nabadoonada deegaankaas.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu