Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay inay jiraan Wadahadallo lagu xallinaayo khilaafka kala dhaxeeya Puntland iyo Jubbaland

Arbaco, September 17, 2025 (HOL) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shaaca ka qaaday in ay socdaan dadaallo siyaasadeed oo lagu xallinayo khilaafka u dhexeeya Dowladda Federaalka iyo maamulada Puntland iyo Jubbaland, Isagoo wareysi gaar ah siinayay Telefishinka Al Arabiya, ayuu madaxweynuhu si cad u sheegay in ay jiraan kanaallo kala duwan oo lagu wado wada-hadallo ujeedkoodu yahay in xal waara laga gaaro is-faham la’aanta siyaasadeed ee ka dhex jirta dhinacyadaas.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu