Arbaco, September 17, 2025 (HOL) – Taliyaha ciidanka xoogga dalka Sarreeye Gaas Odowaa Yuusuf Raage ayaa guddoomiyaha hay’adda maareynta iyo musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA Maxamuud Macalin Cabdulle kala hadlay sidii gargaar bani aadamnimo loo gaarsiin lahaa deegaanada laga xureeyay kooxda Al-shabaab.