Ciidanka Macawiisleeyda gobolka Hiiraan oo howlgal qorsheysanaa ka fuliyay deegaanka Waab weyn

Isniin, September 29, 2025 (HOL) – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysnaa oo ciidanka Macawiisleeyda gobolka Hiiraan ka fuliyeen deegaanka Waab wayn oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu