Isniin, September 29, 2025 (HOL) – Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu in maanta oo Isniin ah uu si rasmi ah u furo kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka 11-aad ee dalka oo horay dhowr jeer u baaqday.