Isniin, September 29, 2025 (HOL) – Puntland ayaa sheegtay inay dishay kooxdii Daacish u qaabilsanayd miino dhigista, kuwaas oo la sheegay in ay ka dambeeyeen qaraxii dhawaan lagu dilay Taliyihii Guutada 2-aad ee Daraawiishta Puntland, Gen. Qalyare.