NIRA oo shaacisay waqtiga rasmiga ah ee lacag laga dhigayo qaadashada Kaarka Aqoonsiga Qaranka

Sabti, October 18, 2025 (HOL) – Hay’adda diiwaan gelinta iyo aqoonsiga Qaranka ee NIRA ayaa shaacisay in wixii ka dambeeya 31-ka bishaan Oktoobar ee sanadkan 2025, qaadashada Kaarka aqoonsiga Qaranka inuu noqon doono adeeg lacag lagu bixiyo.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu