Sabti, October 18, 2025 (HOL) – Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa saxiixay xeer cusub oo lagu magacaabo “Xeerka La-dagaallanka Argagixisada Puntland”, kaas oo ay horey u meel mariyeen baarlamaanka Puntland dabayaaqadii bishii Luulyo 2025.