Baydhabo: Isbitaal uu Maraykanku taageeri jiray oo xirmay oo ay shaqaalihii ka shaqayn jiray dib u fureen

Sabti, October 18, 2025 (HOL) – Isbitaal kuyaala magaalada Baydhabo oo lagu magacaabo Suuqa Xoolaha, ayaa dib loo howlgaliyay todobaadyo kadddib markii albaabada loo laabay sababa la xiriira markii dowladda Mareykanka ay joojisay taageero dhaqaale oo ay siin jirtay, taas oo lagu bixin jiray mushahaarka shaqaalaha iyo daawooyinka.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu