Komishanka Xuquuqda Aadanaha Somaliland oo Sheegay in Dowlada Hoose ee Hargaysa xad gudub kula kacday Shaqaalaheeda

Sabti, October 18, 2025 (HOL) – Komishanka Xuquuqda Aadanaha Somaliland ayaa si adag u cambaareeyay muuqaal ay warbaahinta maxalliga ahi faafisay 2-dii October 2025, kaas oo lagu sheegay in saddex shaqaale oo ka tirsanaa Dawladda Hoose ee Hargeysa (DHH) lagu eedeeyay dambiyo culus, iyada oo aan la marin hab-raac sharci ah.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu