Kumaandooska Gorgor oo howlgal baaritaan guri guri ahaa ka sameeyay Shabeellaha Hoose

Sabti, October 18, 2025 (HOL) – Ciidamada Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee Gorgor ayaa maanta howlgalo ka dhan ahaa maleeshiyaadka Al-shabaab ka sameeyay deegaano dhowr ah oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu