Xafiiska QM ee Soomaaliya laantiisa Puntland oo fasaxaya shaqaale badan sababo dhaqaale awgeed

Khamiis, October 16, 2025 (HOL) – Xafiiska QM ee Soomaaliya (UNITAS) faraciisa Puntland ayaa qorsheynaya inuu dhammaadka bishan Oktoobar fasaxo tiro badan oo shaqaale ah, oo isugu jira ciidamo amni iyo shaqaale nadaafadeed, kuwaas oo qaar ka mid ah ay ka shaqeynayeen xarunta Garowe muddo ka badan 20 sano.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu