Madaxda dowladda oo kulamo gooni gooni ah la kala qaatay Xildhibaanada Soomaaliya ku meteli doona Baarlamaanka Bariga Afrika

Khamiis, October 16, 2025 (HOL) – Madaxda ugu sareysa dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si yaabo gooni gooni ah ula kulmay Xildhibaanada cusub ee Soomaaliya ku meteli doona Baarlamaanka Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC) kuwaas oo shalay ay doorteen labada gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu