Nigeria oo qabatay labo haween ah oo loo waday in loosoo tahriibiyo Soomaaliya

Talaado, October 21, 2025 (HOL) – Guddiga Hisbah ee gobolka Kano ee dalka Nigeria ayaa badbaadiyey laba haween ah oo la sheegay in si sharci darro ah looga tahriibinayey gobolka Katsina islamarkaasna loo waday Soomaaliya.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu