Maxkamadda Degmada Dharkeenley oo amar kubixisay in lasoo xiro Guddoomiye Ku-xigeenka arrimaha Bulshada Yaaqshiid

Arbaco, October 22, 2025 (HOL) – Maxkamadda Degmada Dharkeenley ayaa soo saartay amar rasmi ah oo lagu soo xirayo Maxamed Cabdullaahi Siyaad, Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Bulshada ee Degmada Yaaqshiid, kadib markii uu si toos ah u weeraray xarunta Maxkamadda, isagoo sida lagu sheegay warqadda maxkamadda, si cad u hor istaagay amar maxkamadeed.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu