Xildhibaano Maraykan ah oo dalbaday in la baaro dhalashada Ilhaan Omar

Isniin, October 27, 2025 (HOL) – Laba xildhibaan oo ka tirsan Golaha Wakiillada Mareykanka (House of Representatives) ayaa ku baaqay in Waaxda Caddaaladda Mareykanka ay baaritaan ku samayso dhalashada Ilhaan Omar, oo ka soo jeedda Soomaaliya.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu