Isniin, October 27, 2025 (HOL) – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar culus oo Xalay fiidkii hore ciidanka Macawiisleeyda gobolka Hiiraan ku qaadeen fariisimo kooxda Al-shabaab ku laheyd deegaanka Goobo oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.