Axad, October 26, 2025 (HOL) – Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa si rasmi ah ugu diray warqad madaxda caalamka, gaar ahaan Madaxweynaha Maraykanka Donald J. Trump, isaga oo ka codsaday in Somaliland loo aqoonsado dal madax-bannaan oo buuxa.