Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku baaqay adkeynta shuruucda socdaalka iyo la dagaallanka tahriibka iyo argagixisada

Axad, October 26, 2025 (HOL) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku adkeeyey madaxda iyo howlwadeennada Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, muhiimadda ay leedahay adkeeynta shuruucda socdaalka, hufnaanta adeegyada muwaadiniinta iyo la dagaallanka tahriibka, argagixisada iyo socdaalka sharci darrada ah.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu