Axad, October 26, 2025 (HOL) – Dowladda Masar ayaa dhamaystireysa diyaar garowga ay ciidamada ugu dirayso Soomaaliya, si ay uga qaybqaataan Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSSOM).