Xukuumadda Fedaraalka oo kulamo lagu dardar galinaayo doorashada qof iyo codka ah ka bilaawday Bakool

Axad, October 26, 2025 (HOL) – Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa magaalada Waajid ee gobolka Bakool ka bilaabay kulamo wadatashi oo la xiriira hirgelinta doorashada qof iyo codka ah, waxaana xusid mudan in wafdiga Wasiirka ay qeyb ka yihiin xubno ka tirsan guddiga doorashooyinka madax banaan.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu