Jimco, October 24, 2025 (HOL) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa diiday in Puntland lagu wareejiyo agaasimihii hore ee Isbitaalka Qardho Jaamac Maxamuud Cabdi oo ku eedaysan kufsi iyo faafinta muuqaallo anshax xumo ah oo ka dhan ah gabdho Soomaaliyeed oo ku nool magaalada Qardho.