Jimco, October 24, 2025 (HOL) – Shirkadda ugu weyn ee soo saarta hubka ee UK ayaa joojisay taageeradii ay siin jirtay diyaarado qaada gargaarka bani’aadamnimo oo u kala gooshi jiray Soomaaliya iyo Koonfurta Suudaan.