Soomaaliya oo loo doortay Ku-Xigeenka Guddoomiyaha Madasha Caalamiga ah ee Guryeynta ee UN-Habitat

Jimco, October 24, 2025 (HOL) – Waxaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya lagu qabtay kal-fadhiga labaad ee Madasha Furan ee Dowladda Dhexe ee hoos timaada Barnaamijka Qaramada Midoobay ee Deegaamaynta iyo Magaalooyinka (UN-Habitat), kaas oo diiradda saaraya arrinta muhiimka ah ee Guryo Ku Filan Qof Walba.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu