Taliska Ciidanka Danab ee Puntland oo xaqiijiyay in laga goostay mushahaarkii laguna hayo habjabaad joogto ah

Isniin, November 3, 2025 (HOL) – Taliska Ciidanka Danab ee Puntland ayaa sheegay in maamulka hadda jooga uu joojiyay dhammaan xuquuqdoodii iyo mushaarkii ay ku lahaayeen, isla markaana ciidankooda lagu hayo hanjabaad joogto ah.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu