Horjooge ka tirsanaa Al-shabaab iyo ilaaladiisa oo lagu dilay howlgal laga fuliyay Shabeellaha Dhexe

Sabti, November 1, 2025 (HOL) – Ciidamo ka tirsan kuwa dadka deegaanka ayaa weerar gaadmo ah oo lagu dilay horjooge ka tirsanaa kooxda Al-shabaab iyo maleeshiyaad ilaalo u ahaa ka fuliyay deegaan hoostaga degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu