Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wafdi uu hoggaaminaayo oo maanta gaaray dalka Masar

Sabti, November 1, 2025 (HOL) – Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta gaaray magaalada Qaahira ee dalka Masar, halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay isaga iyo wafdigiisa.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu