Ciidamada Puntland oo qabtay xubin ajaanib ah oo ka tirsan Daacish

Sabti, November 1, 2025 (HOL) – Ciidamada ammaanka Puntland ayaa gacanta gacanta ku dhigay dagaalame ajaanib ah oo u dhashay dalka Sacuudiga oo ka tirsan ururka Daacish.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu