Axad, November 2, 2025 (HOL) – Wararka ka imaanaya deegaano hoos yimaada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in hooyo iyo carruurteed lagu weeraray dhacdo argagax leh oo dhacay, taas oo sababtay dhimashada hooyada iyo dhaawac culus oo soo gaaray carruurteeda.