Trump oo markale ku baaqay in Soomaaliya loo masaafuriyo Xildhibaan Ilhaan Cumar

Axad, November 2, 2025 (HOL) – Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa dib u soo nooleeyay baaqyadiisii hore ee ahaa in la masaafuriyo xildhibaan Ilhan Cumar oo ka tirsan Congress-ka Maraykanka.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu