Madaxweyne Xasan Sheekh oo lagu wado inuu Safar Rasmi ah ku Tego Algeria

Sabti, November 8, 2025 (HOL) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa toddobaadkan ku wajahan dalka Algeria, halkaas oo ay uga bilaaban doonto booqasho rasmi ah oo uu kula kulmi doono hoggaanka sare ee dalkaas, si loo xoojiyo xiriirka iyo iskaashiga labada dal.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu