Puntland oo qeylo-dhaan kaasoo saartay abaar ba’an oo ku dhufatay deegaanadeeda

Sabti, November 8, 2025 (HOL) – Puntland ayaa maanta soo saartay qeylo-dhaan degdeg ah oo ku saabsan abaarta ba’an ee ka jirta deegaanadeeda, taas oo saamaysay ku dhawaad hal milyan (1,000,000) oo qof.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu