Sabti, November 8, 2025 (HOL) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa toddobaadkan ku wajahan dalka Algeria, halkaas oo ay uga bilaaban doonto booqasho rasmi ah oo uu kula kulmi doono hoggaanka sare ee dalkaas, si loo xoojiyo xiriirka iyo iskaashiga labada dal.