Puntland oo si adag u beenisay iney ku lug leedahay dagaalada sokeeye ee ka socda dalka Suudaan

Jimco, November 7, 2025 (HOL) – Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda arrimaha gudaha Federaalka iyo Dimuqraadiyada maamulka Puntland ayaa si adag loogu beeniyay in Puntland ay ku lug leedahay dagaalada sokeeye ee ka socda dalka Suudaan.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu