Dad shacab ahaa oo goordhaw aano qabiil loogu dilay gobolka Galgaduud

Jimco, November 7, 2025 (HOL) – Wararka ka imaanaya deegaanka Huurshe ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maleeshiyaad hubeysan ay goordhaw ku dileen halkaas laba nin oo shacab ahaa.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu