Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo baaritaan ku sameenaysa hooyo ku hor umushay irida hore Isbitaalka Banaadir

Jimco, November 7, 2025 (HOL) – Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay inay bilowday baaritaan degdeg ah oo ku saabsan dhacdadii murugada lahayd ee hooyo Soomaaliyeed ay ku umushay iridda Isbitaalka Banaadir, kaddib markii loo diiday gurmad caafimaad oo degdeg ah.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu