Hooyo Soomaaliyeed oo ku umushay iridda hore Isbitaalka Banaadir

Jimco, November 7, 2025 (HOL) – Dhacdo murugo leh ayaa ka dhacday magaalada Muqdisho kadib markii hooyo Soomaaliyeed ay ku hor umushay iridda hore ee Isbitaalka Banaadir, kaddib markii loo diiday adeeg caafimaad oo degdeg ah.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu