Khamiis, November 6, 2025 (HOL) – Waxaa galabta lagu ciyaari doona garoonka ciyaaraha Kubadda Cagta ee Stadium Muqdisho ciyaarta xiisaha badan ee Finalka ah ee dhexmari doonta degmooyinka Warshiikh iyo Howlwadaag oo kala tirsan gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Banaadir.