Raysal Wasaare Xamse iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo goordhaw u ambabaxay dalka Morocco

Talaado, November 25, 2025 (HOL) – Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goordhaw u ambabaxay magaalada Tanger ee dalka Marooko, halkaas oo uu uga qeyb galayo Madasha sanadlaha ah ee MEdays.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu