Talaado, November 25, 2025 (HOL) – Xildhibaanad Maraykanka Ilhan Omar iyo hoggaamiyeyaasha Minnesota Democratic-Farmer-Labor ayaa dhaleeceeyay Madaxweynaha Donald Trump oo weerar afka ah ku qaaday bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Minnesota.