Fahad Yaasiin oo Digniin Siyaasadeed u Diray Ra’iisul Wasaare Xamse

Talaado, November 25, 2025 (HOL) – Agaasimihii hore ee Hay’adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, ayaa qoraal ku weeraray Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, isaga oo uga digay xaalad siyaasadeed oo uu ku sifeeyay mid gaartay xilli go’aan-qaadasho adag.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu